Ciidanka Dowladda oo mar kale qabtay Hub , rasaas iyo saanad ciidan (Sawirro)

Ciidanka amniga Soomaaliya oo howlgal qorsheesan ka wada xaafada Tarabuunka ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen hub kala duwan ay ku jiraan, qoryo, qaraxyo iyo rasaas badan. Saraakiisha ciidanka howlgalka wada hoggaamineysa ayaa sidoo kale sheegeen in ciidamada qabteen dharka ciidanka dowladda nuucyo kala duwan iyo agabyo kale oo … Continue reading Ciidanka Dowladda oo mar kale qabtay Hub , rasaas iyo saanad ciidan (Sawirro)